Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaban Qaabada Xuska 18May Jsl Oo kulan Yeeshay Iyo Awaamiirta Ay Soo Saareen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaban Qaabada Xuska 18May Jsl Oo kulan Yeeshay Iyo Awaamiirta Ay Soo Saareen.
May 7, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada xuska munaasibada qarannimada Somaliland ayaa la shaaciyay kuwaasi oo iskugu yimid kulan ayaa bulshada la wadaagtay qaabka loo xusayo sanadkan iyo fariinta ay bulshada udireen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS