|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Cod Aqbiyada Ku Ansixiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Usoo Xushay Matalaada Guddida Doorashooyinka Jsl.
May 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishineer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ah xubintii xisbiga WADDANI u soo xushay matalaaada guddida doorashooyinka ayaa saaka cod aqlabiyada golaha wakiiladda ku ansixiyeen.
55 xildhibaan ayaa siiyay codka kalsoonida ee golaha, mana jirto xildhibaan diiday. Komishaneer siciid maxamed ayaa badali doona xubintii hore ee xisbiga waddani ugu jirtay gudida doorashooyinka Cabdicasiis warsame oo khilaaf soo kala dhexgalay xubnaha komishanka ay sobobtay in uu iska casilo xubinnimadii Related posts:DAAWO;Marwada Madaxweynaha JSL,Oo Maanta furtay kulan Lagaga Hadlayo Hoos u Dhigidda Umul-raaca Hooy... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Saalim Cubeyd Saalim Oo Ku Geeriyooday Magaalad... Ganacastadda Ceerigaabo Oo Walaac Ka Muujiyey Lacago Been Abuura Oo Soo Galay Gudaha Gobolka Sanaag COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|