|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiillada Oo Cod Aqbiyada Ku Ansixiyay Xubintii Xisbiga WADDANI Usoo Xushay Matalaada Guddida Doorashooyinka Jsl.
May 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishineer Siciid Maxamed Xaaji Cismaan oo ah xubintii xisbiga WADDANI u soo xushay matalaaada guddida doorashooyinka ayaa saaka cod aqlabiyada golaha wakiiladda ku ansixiyeen.
55 xildhibaan ayaa siiyay codka kalsoonida ee golaha, mana jirto xildhibaan diiday. Komishaneer siciid maxamed ayaa badali doona xubintii hore ee xisbiga waddani ugu jirtay gudida doorashooyinka Cabdicasiis warsame oo khilaaf soo kala dhexgalay xubnaha komishanka ay sobobtay in uu iska casilo xubinnimadii Related posts:Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Geeridu Waa Xaq. Wariye Axmed Xasan Cawke in badan ayay dh... Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Su,aalo Muhiim Ah Waydiiyay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Iyo Jawa... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Si Toos ah Ula Hadlay Qaarkamid ah Garaadada Laascaanood ku su... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|