Dalka Sweden Oo Somaliland Ka Hor Aqoonsanaysa Itoobiya Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalka Sweden Oo Somaliland Ka Hor Aqoonsanaysa Itoobiya Iyo Xogihii Ugu Danbeeyay!
May 25, 2024 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Xarunta baarlamaanka dalka sweden oo lagu qabtay kulan lagaga hadlayay aqoonsiga Somaliland iyo Sidii dalka Sweden uga qaybqaadan lahaa doorashadooyinka la filayo in ay ka dhacaan sanadkan.

Kulan oo uu soo Agaasimay safiirka somaliland ufadhiya dalka Sweden Ambasador Sakariye Xasan wacays Oo ku guulaystay in uu badi xildhibaanada baarlamaanka Sweden ka dhaadhiciyo qadiyada aqoonsi raadinta Somaliland, Ayaa abaalmarino ku gudoonsiiyay xildhibaanada baarlamaanka Sweden ee saaxiibada Somaliland iyo kuwo cusub oo kusoo biiray ayaa ugu horay ka hadlay Muhiimada kulankan

Sidoo kale kulan ayaa waxaa hadlay wakiil sharafeedka midowga yurub somaliland

Dhanka kale waxaa kulanka ka hadlay afhayeenka  arimaha dibada ee xisbiga KD Kristian demokrati. Oo ah labada xisbi ee talada dalka sweden hada fadhiya xildhibaan Magnus Bernsson iyo xildhibaan kale oo dhawaan isagu booqasho ku yimid somaliland kana waramay waxyaabihii uu kusoo arkay jsl.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS