DAAWO;-Waraysi La Layeeshay Gabadha Ugu Darajada Saraysa Haweenka Ku Jira Ciidanka Booliska Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi La Layeeshay Gabadha Ugu Darajada Saraysa Haweenka Ku Jira Ciidanka Booliska Somaliland.
May 24, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lalayeeshay gaashaanle dhexe Hibo Saalax Siciid kamid ah ciidanka booliska somailand islamarkaana ah haweenayda ugu darajada saraysa dumarka ku jira ciidanka booliska ayaa ka warantay dhacdooyin badan oo ay la kulantay intii ay ciidamada ku jirtay iyo wakhtiyo ay tababar ku qaadanaysay dalka itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS