Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageeray Kulankii Gudida Arimaha Gobolka Iyo Hogaanka Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Ay Udireen Xukuumada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageeray Kulankii Gudida Arimaha Gobolka Iyo Hogaanka Xisbiga Wadani Iyo Jawaabta Ay Udireen Xukuumada!
May 12, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiey ayaa taageero balaadhan umuujiyay gudida ka midho dhalinta gobolnimada gabiley oo maalintii shalay kulan la qaatay hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo ay ka wada hadleen sidii loo meelmarin lahaa ansixinta gobolnimada gabiley

Sidoo kale cuqaasha ayaa jawaab kulul siiyay midkamid ah cuqaasha gobolka oo weeraray gudida sheegayna in ay iyaga ka haystaan awood cidkasta oo ay gasho danka gabileyna ay la hadli karaan.

COMMENTS
LINKS