Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland Oo Ku Jira Udiyaar Garowga Xuska 18May Iyo Dhoolatus Cajiib Oo Ay Soo Bandhigeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Kala Duwan Ee Somaliland Oo Ku Jira Udiyaar Garowga Xuska 18May Iyo Dhoolatus Cajiib Oo Ay Soo Bandhigeen!
May 4, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland ayaa mudooyinkii udanbeeyay ku jira gaardis ay ugu diyaar garoobayaa maalinta xuska qarannimada Somaliland ee 18may taasi oo aroor kasta ay ku qabtaan goobaha loogu tala galay

Sidoo kale ciidamada ayaamaanta soo bandhigay dhoolatusyo ay ku muujinayaan qaabka ay ugu diyaar garoobeen.

COMMENTS
LINKS