Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Ka Hadlay Cida Ku Haboon In Maanta Loo Doorto Madaxwaynaha Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Axmed Saleebaan Bide Oo Ka Hadlay Cida Ku Haboon In Maanta Loo Doorto Madaxwaynaha Jsl
May 28, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan axmed saleebaan bide oo kamid ah abwaanada waawayn ee somaliland ayaa ka hadlay doorashada soo socota ee somaliland iyo cida ku haboon hogaaminta dalka

Sidoo kale abwaan axmed ayaa sheegay in laascanood somaliland tahay islamarkaana loo baahan yahay sidii xal looga gaadhi lahaa dhibaatooyinkii dhacay

https://www.youtube.com/watch?v=QtbbeG9qX6k

COMMENTS
LINKS