Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Bulshada Uleedahay Wax Soo Saarku | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Bulshada Uleedahay Wax Soo Saarku
April 28, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha axmed maxamed habane oo kormeer ku tagay mashruuca banka wajaale oo ay wasaaradu ka bilowday wax beeris ayaa ka hadlay muhiimada ay bulshada reer Somaliland uleedahay wax soo saarka iyo beerashada saracu

Sidoo kalewasiir habane ayaa ka hadlay kor ukac ku yimid qiimaha raashinka dalka sida galayda iyo gorowga

COMMENTS
LINKS