|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maalgashiga Jsl Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera!
April 23, 2024 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhismahoogii Shirkada Oomaar International Company ayaa magaalada berbera ka hirgalisay shan mashruuc oo waawayn kuwaasi oo ay ku baxeen malaayiin dollar kala ah warshada jiingada, warshada daqiiqda, warshada konkoraydka, maamaha kaydka shidaal iyo haamaha kaydka saliida. Sidoo kale masuul katirsan shirkada oomaar ayaa ka warbixiyay mashariicday ka hirgaliyeen berbera Dhanka Kale wasiirka wasaarada maalgashiga ayaa kahadlay ujeedada kormeerkiisa iyo maalgashinta ay shirkada oomaar samaysay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Madaxweyne Muuse Isku Xisbi baanu ahaynoo Dadku Muxaafid Bay Moodi Jireen Mucaarad Gudaha ah Buu ah... Dawlado Reer Galbeed Ah Oo Dedaal Ugu Jira In sannadkan 2020 Ay Dib U Furmaan Wadahadaladii Somalila... Daawo;Xildhibaan Qabile Oo Xukuumada ku Eedeeyay in Ay Dabada Ka Riixayso Xeerar Golaha Horyaala COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|