|
|||||
WAJAALE NEWS
“Walaalkaygii Aan Sharfay Een Waxwalba Ugeeyey, Ayaa Maanta Leh, Somaliland Oo La Aqoonsado, Waxa Iga Dhaw Shabaab ….” Madaxweyne Biixi.
April 10, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo bacda salaadii ciidul fidriga la hadlay shacabka Somaliland ayaa farta ku fiiqay cadaawada ay maamulka muqdisho uhayaan Somaliland iyo sida ay uga aamusan yihiin sedex kamid ah shanty somaliyeed oo qaarkood dawlad gaar ah iyo halka laba kamid ahi ay wax la dhisteen dalal kale oo aan somalida ahayn. Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa markii uhoraysay duurxul siyaasadeed kula hadlay madaxwaynaha hogaamiya dalka jabuuti ismaaciil cumar geele oo kamid ah hogaamiyayaasha kazoo horjeeda in ay Somaliland noqoto dal madax banana. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO : Sheekh Adam-siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Line-ka Booliska Oo La Iibinaayo Iyo Xaalada ka Taag... “Dhumay Waxa Maanta Isugu Imanaya Inta Af-soomaali ku Hadasha Oo Dhan, Waxaanay Marti u Yihiin Dawla... Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Hadalkii Raysalwasaaraha Itoobiya Iyo Jawaabta Ay Udirtay Xasa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|