Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Safar Ku Tagay Adis Ababa Iyo Ujeedada Kulan Uu La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya
April 27, 2024 - Written by Editor:
ADIS ABABA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Saqadhi, ayaa safar shaqo ku tegay dalka Ethiopia isagoo la kulmay dhiggiisa Ethiopia General Demelashe G/Mechiel.
Ujeedda Kalankan ayaa lagu sheegay in labada dhinac ka wadahadleen iskaashiga amniga iyo tabarrada labada Ciidan Boolis.