|
|||||
WAJAALE NEWS
“Siyaasiyiinta Soomaaliya Waxa Ay Noqdeen Haiti-da Afrika” Gudoomiye Faysal.
April 5, 2024 - Written by Editor:Hargeysa(W.N)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dalka aan iskii isku maamuli karin ee Soomaaliya ay leedahay dhaqanka siyaasadda dalka Haiti. Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta X (Twitter) kaasi oo u qornaa sidan:- “Madaxdii dawladda magac u yaalka Ee Somalia( artificial state of Somalia) waxay galeen xalaad Jahawarer ah. Waxa ay ku socotaa in ay noqoto Somalia Haytidii Afrika. Aad ayey isku dhaqan dhaw yihiin siyaasinta dalka Haiti.” Related posts:Xildhibaan Nimco Bucul Ayaa Dawlada Hoose Ee Gabiley Ugu Baaqday In Si Cadaalada Dadka Reer Gabiley ... Prof Ibraahim Meecaad Oo Taageeray Hadalkii Kasoo Yeedhay Madax-Dhaqameedka Gobolka Gabiley, Fariin... “Go’aanka Somalia Xidhiidhka Ugu Goysay Gini Waxaa Ka Muuqda Fudayd iyo Qaangadh La’aan, Wuxuna Kala... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|