|
|||||
WAJAALE NEWS
“Siyaasiyiinta Soomaaliya Waxa Ay Noqdeen Haiti-da Afrika” Gudoomiye Faysal.
April 5, 2024 - Written by Editor:Hargeysa(W.N)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dalka aan iskii isku maamuli karin ee Soomaaliya ay leedahay dhaqanka siyaasadda dalka Haiti. Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay barta X (Twitter) kaasi oo u qornaa sidan:- “Madaxdii dawladda magac u yaalka Ee Somalia( artificial state of Somalia) waxay galeen xalaad Jahawarer ah. Waxa ay ku socotaa in ay noqoto Somalia Haytidii Afrika. Aad ayey isku dhaqan dhaw yihiin siyaasinta dalka Haiti.” Related posts:Shacabka Somaliland oo Si Adag Uga Falceliyey Quudhsi Uu Mulkiilaha Dahabshiil Group Kula Kacay Qara... Daawo-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Hargeisa Oo Si Adag Ugu Jawaabay Mid Kamida Xildhibaanada... Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Go’aan Ka Soo Saartay Dacwadii Xuseen Axmed Caydiid Iyo Wasiir Maxam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|