CANADA(W,N)-Prof ibraahim maxamed mecaad oo kamid ah aqoonyahanka somaliland ayaa si qotodheer uga hadlay siyaasada arimaha dibada somaliland iyo qaabka ay ushaqayso
Sidoo kale prof meecaad ayaa xogo cusub ka sheegay xidhiidhkii maraykanka iyo somaliland.