|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama!
April 16, 2024 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Madaxwaynihii Hore ee Jamhuuriyada Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa Maanta Sidiiran Loogu Soo dhaweeyay magaalo madaxda Gobolka Awdal Ee Boorama.
Waxaana soo dhawaynta ex madaxwayne riyaale hormuud ka ahaa wasiiro xukuumada katirsan,maamulka gobolka awdal iyo ka degmada boorama, madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada reer awdal. Dhanka kale madaxwaynihii hore daahir riyaale ayaa ka hadlay soo dhawaynta diiran eek u qaabileen reer awdal isagoo uga mahadceliyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maxaad Ka Taqaana Guddoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay Bangiga Dhexe Ee Somaliland Wuxuu Laba Sanno ... Qarax Nooca Miinooyinka Dhulka Lagu Aaso Oo Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Ammaanka Maamulka Jub... DAAWO; Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Wacyi Galin ka Bilaabay Gobolka Awdal. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|