|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah loogu Sameeyay Magaalada Jidah
April 19, 2024 - Written by Editor:Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), uu wehelinayo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE, ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed iyo Masuulin kale ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sucuudiga waxaa Casuumad ugu sameeyey Ganacsade Dr Taha Abdulqadir Alnoor.
Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Talada haya ee KULMIYE ayaa si wada jir ah ugu mahadnaqay Ganacsade Taha Abdulqadir Alnoor iyo guud ahaanba qurba joogta Somaliland Magaalada Jiddah. Related posts:Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ee Telesom Oo Abaal-marino Bixisay, Daah furteyna Adeega Cusub Ee T... Daawo:Qodista Xabaalayaasha Ay Ku Duugan Yihiin Culimadu Oo Ku soo Noqnoqota Magaalada Arabsiyo Iyo ... DAAWO;-Muj Cabdisalaan Turki Oo Sheegay In Aan Mucaarid Iyo Muxaafid Midna Laga Yeelaynin In Ay Naba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|