|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulaha Guud Ee Shirkada Dahabshiil Oo Caawa Booqasho Ku Tagay Suuqa Magaalada Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Bulshada!
April 6, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maamulka guud ee shirkada dahabshiil cabdirashiid maxamed siciid ducaale ayaa caawa lagu arkay isagoo ku suga badhtamaha suuqa hargaysa kaasi oo ay kasocoto udiyaar garowga ciida ramadaan islamarkaana ay ka adeeganayaan kumanaan kamid ah shacabka reer somaliland Maamule cabdirashiid dahabshiil ayaa ka warbixiyay ujeedada uu usoo booqday suuqa iyo fariin la xidhiidha diyaar garowga ciida oo uu udiray bulshada. Related posts:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Qoyskii Iyo Bahda Aqoonyahanka Ee Uu K... Hay’adda ICG Oo Warbixin Kasoo Saartay Sida Ay Dawlada Somaliya Ula Dhaqantay Sheekh Mukhtaar Roobow... DAAWO;-Muj Saleebaan Salo Oo Si Kulul Uga Jawaabay Eedo Uu Maayarka Caasimada Hargaysa Usoo Jeediyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|