|
|||||
WAJAALE NEWS
Barnaamijka; Aaskii Marxuum Abiib Diiriye Iyo Haldoorka Reer Somaliland Oo Ka Xogwaramay Taariikh Nololeedkiisii!
April 13, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Alle Ha,unaxariistee waxaa maanta aas qaran magaalada Hargaysa oogu sameeyay Marxuum Muj Abiib diiriye nuur oo isla maanta maydkiisa laga keenay dalka jarmalka oo uu ku geeriyooday Siyaasiyiin madaxdhaqameed, boqolaal kamid ah shacabka reer Somaliland iyo qaarkamid ah mujaahidiinta SNM Ee Mudada ay dheer ay rafiiqa halgan iyo dhismihii Somaliland saaxibada ku ahaayeen ayaa ka xogwaramay taariikh nololeedkii marxuum abiib timacad iyo doorkii uu ku lahaa labada halganba HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN; Related posts:Halkee ayay ku danbaysay Xukuumaddii tirada yarayd ee uu ku faani jiray Madaxwayne Siilaanyo, tolows... “Somaliland Waxa ay Dawlad Gaar ah Oo Aqoonsi Raadinaysa Ahayd Muddo ka Badan, Intii ay ka Tirsanayd... Daawo: Muj" Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Xaalada Caafimaad Ee Fanaanadii Soomaaliyeed Guduudo C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|