|
|||||
WAJAALE NEWS
๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ A๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป ๐๐น๐น๐ฒ O๐ผ S๐ฎ๐บ๐ถ๐ฟ, D๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, A๐พ๐ผ๐ผ๐ป I๐๐ผ A๐ณ-๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ป๐ถ ๐ธ๐ S๐๐ป๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ!
April 24, 2024 - Written by Editor:๐๐น๐น๐ฒ Ha,uraxmadee Cabdi Maxamed Jaamac (๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ) wuxuu dhashay sanadkii ๐ญ๐ต๐ฒ๐ฌ-kii,ย waxaanuu waxbarashadii dugsiga hoose, dhexe iyo sareba uu ku qaatay degmada ๐๐๐น๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฟ ee gobolka Saaxil iyo ๐๐ฎ๐ฟ๐ด๐ฒ๐๐๐ฎ. ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ AHN wuxuu ahaa musishan aqoonta muusiga iyo ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ผ๐ผ ๐พ๐ผ๐ฟ๐ผ ka gaadhay heer ๐ท๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ. Waxa cajiib ahayd isagoo ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ heerkaas leeg leh, sida aanu u jeclayn muuqashada aan macnaha lahayn iyo isasoo bandhiga xad-dhaafka ah. ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ AHN wuxuu ma mid noqday kooxihii ๐๐ณ๐๐ถ๐ป ee ay lahayd wasaaraddii waxbarahada ee xikigii dawladii milatariga ahayd ee Maxamed Siyaad Barre iyo kooxdii ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ป ee Hargeysa. Qorida iyo tumida muusiga waxa AHN ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒย u dheeree inuu ahaa ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ฑ sameeye ama ๐บ๐๐น๐ฎ๐ ๐ฎ๐ป, heesaha uu laxameedyay, siiba kuwa wadaniga ah waxa ka mida heesta la yidhaa ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ๐ป๐ฑ ๐ฑ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ๐๐ด๐ฎ. Heestaas waxa ereyadeeda lahaa ๐ฌ๐ถ๐๐๐๐ณ ๐ฆ๐ต๐๐ด๐ฟ๐ถ, waxaana qaaday AHN fannaankii Maxmed Maxamuud Cige (๐๐๐ป๐๐ถ), oo mar ku xigeen ugu ahaa waaxda dhaqanka ugu ahaa AHN ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ. Waxa kale oo uu ahaa jilaa ka qayb-qaata ruwaayadaha, waxaana ka mid ahayd kuwii uu kaalinta ku lahaa ruwaayadii la odhan jiray ๐๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ธ๐ต๐ถ๐ฟ๐ผ, ee uu sameeyay AHN abwaan Cali Diirye Cigaal (๐๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ), isagoo matalaayay garsoore maxkamadeed. ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ AHN wuxuu muddo dheer ahaa agaasimaha ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ee wasaaradda warfaafinta Somaliland, taas oo uu xilkeeda wareejiyay horraantii bishii ๐๐ฒ๐ฏ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐๐ฟ๐ sannadkii ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐ต-kii. Marxuunku wuxuu muddo dheer la ildarnaa xanuun hayay, kaas oo uu ku samray illa ๐๐น๐น๐ฒ ka oofsaday xalay oo ay taariikhdu ahayd ๐ฎ๐ฐ/๐ฌ๐ฐ.๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฐ AHN ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ waxaanu muddo ka badan ๐ญ๐ฑ sano ka wadan oo ayaanu ka wada tirsanayn wasaaradda warfaafinta, wuxuu ahaa qof aanan ku arag, kibir, qab iyo isla wayni muddo dheer oo uu madax ahaa iyo mudadii ka dambaysayba AHN ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ saaxiibadiisii ugu dhawaa waxay ku sifeeyeen inuu ahaa ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป ๐๐น๐น๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐บ๐ถ๐ฟ, ๐ฑ๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ๐ฎ๐พ๐ผ๐ผ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ฎ๐ณ-๐ด๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ป๐ถ ๐ธ๐ ๐๐๐ป๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ. Marxuun Cabdi Maxamed Jaamac (๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐ถ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒ) wuxuu ifka kaga tagay 18 Carruur ah iyo laba xaas. ๐๐น๐น๐ฒ marxuunka ha u raxmado, iilkana neecaw qaboow iyo ha ku siiyo narruuro. Dhammaan intii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha ku arsaaqo. W/Q: Jamaal Macalin Related posts:โMalaha Dhulbahante Ma Aaminsana, Iskuma Haystaan, In Ay Somaliland Madaxwayne Ka Noqon Karaanโ Siya... Cuqaashta Dhallinyarada Aqoonyahanada Waxgaradka Culimo Awdiinka Xildhibanada Oo Hambalyo Udiraya Um... Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Ay Ku Dhisayaan Wadada Halbolwaha Ah Ee Gudaha Magaal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
๏ปฟ |