|
|||||
WAJAALE NEWS
Xubno Kamid Ah Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland.
March 23, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah Halgamayaashii hormuudka ahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ee SNM Ayaa ka digay shirqoolo cadowgu usoo mageelayaan Somaliland kuwaasi oo ay gadh wadeen ka yihiin maamulka muqdisho iyo kooxo madax ka ahaan jiray oo isku soo bahaystay hagardaamaynta Somaliland Sidoo kale xubnahan ayaa xukuumada iyo hogaanka ciidanka qaranka ugu baaqay in ay ka warhayaan ehelada ciidamadii lagu qabtay dagaalkii laascanood kuna xidhan xabsiyada laascanood. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo Xisbiga Waddani Oo Nasiib Daro Ku Tilmaamey In Madaxwaynaha Somaliland Ka Qaybgali Waayo Qalin... Wasiirka Deegaanka Somaliland oo Ka Warbixisay Shir Caalami Ah oo Ay Kaga Qayb Gashay Dalka Mareykan... Daawo: Debaal Degyo Waa-wayn Oo Ka Bilowday Magaalooyinka Dalka Kenya Kadib Guushii Uhuru Kenyatta COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|