|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siikaawi Oo Ka Hadlay Dhacdadii Hooyada Lagu Jiidhsiiyay Gaadhiga Dawlada Hoose, Sheegayna In Maayar Mooge Amray In La Siidaayo Dadkii Loo Xidh Xidhay Falkaasi!
March 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib siikaawi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ka hadlay dhacdo naxdinle oo maanta ka dhacay xaafada bada cas ee magaalada hargaysa taasi oo gaadhi dawlada hoose ee hargaysa leedahay uu si badheedh ah ugu jiidhay hooyo umul ahayd oo adhi ay lahayd dawlada hoose xoog ku kaxaysanaysay. Sidoo kale xildhibaan siikaawi ayaa sheegay in dadkii falkaasi fooxa xun loo xidhay xidhay uu maayarka caasimada cabdikariim axmed mooge amray in lasiidaayo taasi oo halis ku ah abniga hargaysa HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://fb.watch/qMFgxlUBtJ/https://fb.watch/qMFgxlUBtJ/
Related posts:Ardaydii Reer Somaliland Ee Ku Noqotay Jaamacadaha Itoobiya Oo Ka Jawaabay War-saxafadeedkii Kasoo B... Dekeda Berbera Oo Lagu Qabtay Qalab Ciidan Oo Si Qarsoodi ah Looga Soo Dajiyey Iyo Xogaha Laga He... DAAWO;-Madaxwaynaha D.D.S Mustafe Cagjar Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Warbaahinta Reer Galbeedka Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|