|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siikaawi Oo Ka Hadlay Dhacdadii Hooyada Lagu Jiidhsiiyay Gaadhiga Dawlada Hoose, Sheegayna In Maayar Mooge Amray In La Siidaayo Dadkii Loo Xidh Xidhay Falkaasi!
March 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib siikaawi oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka hargaysa ayaa ka hadlay dhacdo naxdinle oo maanta ka dhacay xaafada bada cas ee magaalada hargaysa taasi oo gaadhi dawlada hoose ee hargaysa leedahay uu si badheedh ah ugu jiidhay hooyo umul ahayd oo adhi ay lahayd dawlada hoose xoog ku kaxaysanaysay. Sidoo kale xildhibaan siikaawi ayaa sheegay in dadkii falkaasi fooxa xun loo xidhay xidhay uu maayarka caasimada cabdikariim axmed mooge amray in lasiidaayo taasi oo halis ku ah abniga hargaysa HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://fb.watch/qMFgxlUBtJ/https://fb.watch/qMFgxlUBtJ/
Related posts:Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo War Ka Soo Saarey Arimaha Doorashooyinka, Muxuuse Ka Yidhi Booqashad... DAAWO: Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Siyaasiyiin, Odayaal kasoo Diga Rogtay Xisbi... “Ardayda La Leeyahay Internet-ka Wax ha Ku Bartaan, Waxaaba Suurtagal Ah In Aanay Saddexda Wakhti Cu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|