WAJAALE(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland maxamed aadan ayaa fariin digniin ah udiray masaajidada dalka taasi oo la xidhiidha in ay makarafoonada gaabiyaan xiliyada la tukanayo salaadaha taraawiixda iyo taajidka
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;