|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Siyaasadeedka Waabari Oo Kulan Afur Iyo Casho Ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
March 12, 2024 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Afhayeenka Urur Siyaasadeedka Waabari Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Shafareed ah Ku Maamuusay Warbaahinta Gobolka Gabiley!
Afhayeenka Urur siyaasadeedka Waaberi Maxamed faarax Miigane Ayaa Kulan Afur Iyo Casho Sharafeed Ku Maamuusay Warbaahinta ka hawlgasha Gobolka Gabiley taasi caawa ka qabsoomay magaalo madaxda Gobolka Gabiley ee Gabileu Ujeedka Kulankani Uu AFhayeenka Urur Waabari la qaatay Waraabinta Gabiley Ayaa Ahaa Is Xog waraysi Dhex Maray Masuuliyiinta Ururka Waabari Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley.
Afhayeenka Ururka ahna Xoghayaha Warfaafinta Ee Ururka Waabari Maxamed Faarax Miigane Ayaa Waxa Sidoo Kale Ku Wehelinayay Kulankani Agaasimaha Xarunta Dhexe Ee Ururka Ahna Xoghayaha Ganacsiga Ee Urur Siyaasadeed Ee Waabari.
Related posts:Daawo:Waraysi Dheer Oo Xaasaasi ah OoLala Yeeshay Gudoomiyha Hadhaaga Xisbiga Ucid Faysal Cali Wara... Carwo Dadaal Funiture and Home Decoration Oo Kuu Keentay Agabkii Guryaha iyo Qurxinta Casriga ah Dha... Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo Oo Kulan Tacsi Ah Gurigiisa Ugu Tagay Faysal Cali Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|