|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Digniin Culus Udiray Dadka Caadaystay In Ay Rashka Ku Qarxiyaan Goobaha Bulshadu Ku Kulanto!
March 27, 2024 - Written by Editor:DIGNIIN:- Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu ka digayaa dad dhawaanahan caadaystay inay qarxiyaan Rashka kuna tuuraana Suuqyada , Masaajidada , iyo goobaha dadku ku badan yahiin , taasi oo nabadgalyada wax u dhimi karta xilligan lagu jiro u diyaar-garawga maalmaha Ciida. Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland , waxa uu bulshada ugu baaqayaa inay ka waantoobaan waxyabahaasi amniga khalkhal gelinaaya , qofka lagu qabtana waxa laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan. dadweynahana waxaanu ka codsanaynaa inay nala soo wadagaan haddii ay arkaan dadka falalkaasi wada. Related posts:“Muslimiinta Waxaynu Dagaal ku Qaadnay Dhulkooda Oo Aynu ku Xasuuqnaa, Haddana Waxaynu Doonaynaa Ina... Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kormeer Ku tagay Fegmada Agabar Iyo Qaabkii Loogu Soo Dhaweeyay Wasaaradda Beeraha Oo Faahfaahin Dheeraad Ah Ka Bixisay Dedaal Ay Ugu Jiraan Ayax Ku Baahay Deegaana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|