Sheekh Almis Oo Ka Waramay Nin Xoolo Umadeed Cunay Oo Ay Ku Dhacday Arin Uu Hore Ugu Riyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Almis Oo Ka Waramay Nin Xoolo Umadeed Cunay Oo Ay Ku Dhacday Arin Uu Hore Ugu Riyooday
March 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheikh almis imam yaxye xaaji ibraahim ayaa ka waramay dhaco cajiib ah iyo nin dawlada ushaqayn jiray oo arin uu ku riyooday ku dhacday islamarkaana ugeeriyooday

Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay qofka xoolaha umada cunaa halka uu ku danbaynayo if iyo aakhiroba.

COMMENTS
LINKS