|
|||||
WAJAALE NEWS
Prof Ibrahim Meecaad Oo Soo Bandhigay Laba Kooxood Oo Isku Bahaystay Cadaawada Somaliland
March 24, 2024 - Written by Editor:CANADA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid ah mujaahidiinta ka qayb qaatay halgankii dib uxoraynta Somaliland islamarkaana qayb laxaad leh ka qaatay dhismaha dawladnimo ee jsl badina ka hadlay xaalada guud ee dalka ayaa soo bandhigay kooxaha isku soo bahaystay cadaawada Somaliland ee ay ka gadhwadeenka ka yihiin maamulka muqdisho iyo madaxwaynaha dalka jabuuti Sidoo kale prof meecaad ayaa ka digay cadowga Somaliland ee isku urursanaya gudaha dalka isagoo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan nabadgalyadooda iyo wada jirka bulshada. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub Ee Dalalka Somaliland Iyo Somaaliya + Arimaha Ay... War Deg Deg Ah: Afar Qof Oo Ku Dhaawacmay Dab Xoogan Oo Ka Kacay Goob Ganacsi Oo Ku Taala Muqdisho Ciidanka Booliska Somaliland Oo War Kazoo Saaray Toogasho Habeenkii Xalay ka Dhacday Magaalada Harga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|