|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Hoygiisa Ku Booqday Suldaan Xasan Suldaan Nuur Askar Oo Kamid Ah Madaxdhaqameedka Somaliland
March 18, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa galabta hoygiisa booqasho iyo salaan ugu tagay Suldaan Xasan Suldaan Nuur Askar . Musharraxa iyo Suldaanku waxa ay si qoto dheer uga sheekeysteen xaaladda guud ee dalka, deegaanada Gobollada galbeedka gaar ahaan Gebilay iyo Wajaale. Kulanka Murashaxa iyo Suldaanka ayaa waxaa ku weheliyay Gudoomiyaha Degmada Ibraahim Koodbuur Ee Xisbiga Waddani Cabdifataax Cali Cabdilaahi kaasi oo ku soo gebo gaboobay jawi isfaham iyo wada-shaqeyn.
Related posts:Nuxurka Kulan Dhexmaray Guddida Wada Hadalka U Qaabilsan Somaliland iyo Saddexda Xisbi Qaran + Afkaa... “Qurba Joogta Gaar Ahaan Kuwa Intii Aynu Haynay Uun Ku Cel-Celiya, Rayiga Waxaa Ka Wanaagsan Hal Abu... DAAWO;-Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo Ku Guulaysatay In Ay 50 Qoys Usamayso Shaqo Abuur! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|