|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibad Casho Sharaf Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Huda Barkhad.
March 7, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad casho sharaf ah ayaa habeenkii xalay lagu maamuusay marwada madaxwayinihii hore ee Somaliland daahir riyaale Marwo Huda Barkhad Aadan taasi oo lagu qabtay magaalada hargaysa. Munaasibadan lagu maamuusay marwo huda barkhad ayaa waxaa soo agaasintay Filsan Xuseen Khaliif taasi oo ay kazoo qaybgaleen xubno kamid ah haweenka xilalka ka haya xukuumada madaxwayne biixi iyo haweenka tiro badan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shabakda Wararka Ee Wajaale News Waxay Dhambaal Tacsi Ah U Diraysaa Ehelkii Iyo Qarabdii Iyo Shacab... DAAWO;-Cilmi Baadhis Ku Saabsan Saameynta Covid-19 Uu Ku Yeeshay Shaqada Iyo Shaqaalaha Oo Lagu Soo ... Daawo:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Heer Sare ah Oo Ka Socda... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|