|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Yuusuf Cabdi Gaboobe Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Warar Baraha Bulshada La Wareejinayay Iyo Jiritaanka In Miisaaniyada Lacag Loogu Daray
March 4, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Suxufi/ muj yuusuf cabdi gaboobe ayaa ka hadlay warar ilaa xalay baraha bulshada la wareejinayay oo sheegayay in miisaaniyadii golaha wakiilada ansixiyeen loogu daray la dhan 43000 oo dollar Sidoo kale suxufi yuusuf cabdi gaboobe ayaa farta ku fiiqay shakhsiyaadka bilaabay baahinta wararkaaga lagu bartilmaameedsanayo ee xaqiiqada ka fog. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO-; Wasiirka Madaxtooyada Iyo Maalgashiga Dalka Jabuuuti Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Xukuumada S... Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Shirkada Telesom Ku Bogaadiyay Gurmad Ay Ufidisay Muwaadin Dhalinya... Daawo:Waftigii Uu Hogaaminayay Gudoomiye Ciro Oo Kulan La Qaatay Xildhibaano Goboleedka Gobolka Meno... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|