|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah Ee Hadhwanaag.
March 25, 2024 - Written by Editor:Hargeysa-(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo xadhiga ka jaray, soona kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag oo laga hirgeliyey badhtamaha suuqa Hargeysa. Suuqan Cusub ayaa ah mid waxbadan ku soo kordhin doona suuqyadii hore ee Caasimada Hargeysa iyo adeega arrimaha bulshada ee casriga ah. Madaxweynaha qaranka oo ay wehelinayaan wasiirradda Ganacsiga iyo Dalxiiska, Mudane Maxamuud Xasan Sacad (Saajin), Xannaanada Xoolaha iyo horumarinta reer miyiga, Mudane Siciid Sulub Maxamed, Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo), gudoomiyaha rugta ganacsiga, Jamaal Caydiid, Maayarka Caasimada Hargeysa, Mudane Cabdikariim Axmed Mooge iyo Xoghayaha Dawladda Hoose Mudane Siciid Nuur Jaamac. Wa-bilaahi Tawfiiq Related posts:DAAWO;-Caaqil Cabdicasiis Caaqil Bakeyr Caaqil Wayrax Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Magaalada Hargay... Halkan ka Akhri; KhudbadUu Maanta Jeediyay Raysal-wasaaraha Itoobiya Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Kaga ... Shan Kun Iyo 8 Boqol Oo Qoys 0o Kamid Ah Barakacayaal Magaalada Hargaysa Oo Deeq Hilib Ah La Gaadhsi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|