|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xidhitaanka Tartanka Al waxyeyn 11aad – 2024 – 1445هـ:
March 26, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Waxa maanta Huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa lagu soo gabogabeeyey tartanka Al-Waxyeyn kaas oo lagu tartamo Qur’aanka Kariimka iyo Sunnaha Rasuulka (SCW). Munaasibadan xidhitaanka tartanka quraanka kariimka iyo sunaa rasuulka (SCW) Madaxwayne kuxigeenka jsl, wasiiro culimo awdiin iyo madaxda shirkada telesom oo iyadu maalgalisay tartankan. Tartankan ayaa Sannadkiiba hal mar la qabtaa bisha Ramadaan gudaheeda, Waxaana kasoo qayb gala madarasado badan oo ku yaalla Dalka. Waxa xusid mudan in Tartankan ay maalgeliyeen Telesom Group Foundation iyo Bangiga Daarasalaam. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe Oo Raalli Gelin Ka Bixiyey Falkii Eyga Loogu Xidhay Calanka Xisbiga... “Waanu La Soconaa Musuq Maasuqa Dalka Ka Dhacaya Iyo Inay Qayb Ka Yihiin Ganacsatadu, Iyo Halka Lage... DAAWO Prof. Ahmed Ismaaciil Samatar Oo hadlay Arrimaha Ugu Danbeeyey ee Siyaasadda Soomalida, sid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|