|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Sameeyay!
March 19, 2024 - Written by Editor:Wareegtooyin Madaxweyne 19.03.2024 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida gudoomiyeyaasha iyo Ku xigeenada Gobolada. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyinka Madaxweynuhu Sidan:- Ujeeddo: Xil Ka-qaadis.
Guddoomiyihii Gobolka Daad-madheedh Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Togdheer Og: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudaneyaal Sida aad la socotaan, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo. Sidaa darteed, waxaan go’aamiyey in laga bilaabo taariikhda maanta aan idinka qaado xilalkii Guddoomiyihii Gobolka Daad-madheedh iyo Guddoomiye Ku-xigeenkii Gobolka Togdheer. Ujeeddo: Magacaabid. Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aamiyey;
ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Related posts:DAAWO;-Dabaal Dega Xuska 18may Oo Caawa Si wayn Uga Socda Caasimada Hargaysa Iyo Damaashaadka Dhalin... Suuqii Gubtay Ee Waaheen Oo Laga Dhex Helay Qasnado Ay Lacagi Ku Jirto Iyo Dadkii Lahaa Oo Lagu Ware... Daawo:Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Shir Caalami ah Oo Uu Kaga Qayb Galay Dalka Uganda Iyo Xiliga Sucuu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|