|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis ku Sameeyay Qaarkamid ah Golihiisa Wasiirada!
March 10, 2024 - Written by Editor:Wareegtooyin Madaxweyne. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ujeeddo: Xil Ka-qaadis. Saleebaan Cawad Cali Bukhaari; Wasiirkii Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Sida aad la socoto, xilka Qaranka ayey dabcigiisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad hore u haysay. Waxaan kaaga mahad-celinayaa muddadii aad haysay xilka Qaranka. Ujeeddo: Magacaabid. Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad; Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan; Markaan Sameeyey: La-tashi; Waxaan Go’aamiyey;
ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Related posts:Warbixinta Sirddonka Mareykanka Oo Lagu Sheegay In Madaxweynaha Ruushku Uu Rabay Sidii Uu U Caawin L... DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Jsl Iyo Jawaabaha Uu Ka ... UJEEDADA; Kullan Warbaahinta Somaliland Ku Yeelatay Hargeysa Oo Ay Kaga Tashadeen Shirkadda TELESOM... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|