|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay Raadcada Loogu Jiro Gaadhi Inan Yar Ku Jiidhay Magaalada Berbera Oo Baxsaday!
March 30, 2024 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka ayaa ka warbixiyay shil gaadhi inan yar ku jiidhay gudaha magaalada berbera oo baxsaday iyo muwaadin hore oo isna gaadhi ku jiidhay kaantarool oo baxsaday iyo talaabooyinka ay qaadeen si ay ubaadhaan gaadhigaasi baxsaday Sidoo kale maamulka gobolka saaxil ayaa xadhigay gaadiid tiro badan oo nooca loo yaqaano ONE 11O Oo ah noocii habeenkii xalay ku jiidhay inanka yar oo isagu geeriyooday HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:fanaanad ka mid ah xidigaha geeska oo maanta lagu xidhay madaarka caasimada hargeisa iyada oo kusii ... Dagaal Culus Oo Deegaanka Tukaraq Ku Dhexmaray Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Maamulka Puntland Wasiirka Maaliyadda oo soo saaray Digreeto uu ku dalbanayo in Miisaaniyadda 2014-ka la soo xareeyo b... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|