Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Meherad Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Meherad Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Gabiley
March 18, 2024 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maayar kuxigeenka iyo xoghayaha dawlada hoose ee gabiley ayaa habeenkii xalay xadhiga jaray meherad casriya oo laga furay  magaalada gabiley taasi oo ay maalgashatay haweenay kamid ah bulshada reer gabiley taasi oo lagu magacaabo hinda bulaale cosmatic oo ay bulshada ka heli doonto alaabo kala duwan.

COMMENTS
LINKS