|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatay Bulshada Degmada Allaybaday!
March 8, 2024 - Written by Editor:ALLAYBADAY(W,N)-Madaxdhaqameedka, Waxgaradka iyo Maamulka degmada Allaybaday ayaa Maanta Hadhimo sharafeed Soo dhawayn Iyo Is xogwaraysi ah La Qaatay Gudoomiyaha 1aad ee Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Maxamed Samaale.
Gudoomiyaha Iyo wafti Uu Hogaaminayo Ayaa maanta Gaadhay degmada Allaybaday Ujeedka Safarkan Ayaa daarnaa Is xogwaraysi Guud Waxanay Gudoomiyaha iyo Bulshadu saaka Ku Wadda shaaheeyeen goobaha Bulshadu Ku Kulanto Ee Magaalada Allaybaday.
Related posts:Fadeexadii Ugu Weynayd Marwada Madaxweyanaha Iyo Wasiirada Waxbarashada Oo Mudo 16 Cisho ah Ay U Xi... Daawo ;Dab Xoog Badan oo Qabsaday Suuqa Gobanimo Ee Magaalada Hargeisa iyo Khasaaraha Ka Dhashay Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kaashanaysa Islamic Relief Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dany... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|