|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Magaalada Hargaysa Ku Diley Marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil!
March 29, 2024 - Written by Editor:Ciidamada Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay Edeysane Khaalid Axmed Koosaar oo ku eedaysan inuu 26-3-2024 ku dilay Magaalada Hargeysa marxuum Nuur Cabdi Ismaaciil waxaanu ku dhuftay Baaskoolad. Ciidanka Boolisku waxay wadaan baadhid-dheeraada markay ay dhamaatana waxay degdeg u horgeyn doonaan sharciga eedaysanaha. Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxay tacsi u dirayaa ehelka marxuumkaasi Alle naxariistii janno haka waraabiyee. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|