Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Laba Urur Siyaasadeed Oo Kusoo Biiray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Laba Urur Siyaasadeed Oo Kusoo Biiray.
February 25, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiga WADDANI ayaa maanta munaasibad balaadhan ku soo dhaweynaya hoggaamiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Daljir iyo Ubax mudane Baashe Cabdi Gaboobe iyo mudane Saleebaan Daahir Dogox oo xisbiga ku soo biiray.

COMMENTS
LINKS