|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Laga Soo Doortay Gobolka Awdal Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Masuuliyiin Xukuumada Katirsan.
February 18, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne kuxigeenka jsl iyo wasiiro xukuumada katirsan kuwaasi oo ku duray xeerka isasaarka doorashooyinka Xildhibaanada ayaa sheegay in xukuumada kulmiye doonayso in ay dhufays mudo kordhineed in ay ka dhigtaan reer awdal islamarkaana aanay raadinaynin saami siyaasadeed oo ay helaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|