|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Oo Ka Taagan Somaliland Iyo Fariinta Uu Udiray Madaxwayne Biixi.
February 14, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah xildhibaanaa golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay muramka hawada ee udhexeeya Somaliland iyo maamulka somaliya iyo talaabada ay qaaday Somaliland Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa fariin toos ah udiray madaxwayne biixi, Dhanka kale xildhibaan guruuje ayaa si adag ugu jawaabay xildhibaano guurtida iyo wakiilada katirsan oo kazoo jeeda gobolka awdal muxuuse ka yidhi xadhiga xukuumadu kula kacday maamulihii TVGA MMT MAXAMED ILIG, Xadhiga abwaan cabdiraxmaan Abees. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun Cusub Oo Amal Bank Ka Furatay Magaalada H... Madaxwaynaha Jsl Oo Ganacsade Maxamuud Qaalib Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Wiil Uu Dhalay “Xidhiidhka Taiwan Iyo Somaliland Waxan Ka Baqayaa In Uu Noqdo “Quud Aan Jirin Qoryo U Guro”Siyaasi ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|