|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Bandar Wanaag!
February 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr: Sulayman yousuf cali koore oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, Lataliyaha Madaxweynaha Cali Waran-cade , Agaasimayaal, Xildhibaano Maayar kuxigeenka golaha deegaanka Caasimada Hargeisa ayaa maanta dhagaxdhigay dhaam Wayn oo Casriya oo ay Wasaaradda Biyuhu ka hirgelinayso Deegaanka Bandar-wanaag ee gobolka Maroodi-jeex. Related posts:“Culimada Hoosta Uun Bay Ka Duceeyaan Ee Culimada kale Ee Dalka Faro-Gelinaysa Uma Jawaabaane, Taas ... Daawo:Xildhibaan Golaha Guurtida ah Oo Si Xeer Beegti Leh Oo Waqtigeegii Joogta Ula Hadlay Madaxweyn... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Xukuumada Jsl Ku Eedeeyay In Ay Ka Danbayso Madaxdhaqameed Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|