|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Biyaha Jsl Oo Dhagax Dhigay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Bandar Wanaag!
February 12, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Dr: Sulayman yousuf cali koore oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Siciid Sulub Maxamed, Lataliyaha Madaxweynaha Cali Waran-cade , Agaasimayaal, Xildhibaano Maayar kuxigeenka golaha deegaanka Caasimada Hargeisa ayaa maanta dhagaxdhigay dhaam Wayn oo Casriya oo ay Wasaaradda Biyuhu ka hirgelinayso Deegaanka Bandar-wanaag ee gobolka Maroodi-jeex. Related posts:DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Xeedho Oo Madaxwaynaha Iyo Maayarka Caasimada Ugu Baaqay In Ay Badbaadiy... DAAWO;-General Jidhif Iyo Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Waramay Taariikh Nololeed Gudoomiye Kux... Xisbiga Waddani Oo si Diiran Loogu Soo dhaweeyay G/gabiley Iyo Tageerayaal Ka soo Diga Rogtay Xisbul... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|