|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Shir Lagaga Hadlayay Abniga Somaliland
February 15, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saabsan nabadgelyada. Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa ka soo qaybgalay kulankan, iyadoo si rasmi ah ay hawada Somaliland u maamulayso Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka.
Related posts:“Waxaan Leeyahay Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waxay Ku Badan Galeen Dagaalkii Sokeeye Ee 1994kii, ... DAAWO ;Idiris Xaaji Nuur Oo Ka Hadlaya Taariikhdii Iyo Aqoontii Uu u lahaa MARXUUM AxmedXasan Caw... Daawo Komishanka Doorashooyinka Oo Ceerigaabo Ka Bilaabaya Imtixaanka Hawl-wadeennada Diiwaangelinta COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|