|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Gudoomiyay Shir Lagaga Hadlayay Abniga Somaliland
February 15, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa shir gudoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan adkaynta amniga guud ee Dalka iyo dardargelinta hawlaha amniga, iyadoo warbixino la isla wadaagay ku saabsan nabadgelyada. Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cabdillaahi Aadan ayaa ka soo qaybgalay kulankan, iyadoo si rasmi ah ay hawada Somaliland u maamulayso Hay’adda Duulista iyo Madaarada Dalka.
Related posts:DAAWO; Siyaasi Cabdi Muxumed Baadil (Cabdi Biid) Oo kamida Garabkii Jamaal Cali Xuseen Ee Maanta ku ... Shirkada DP WORLD Oo War Saxafadeed Kasoo Saartay Hawlaha Ay Ka Bilowday Dekeda Berbera Iyo Waxyaa... Wasaarada Waxbarashada Oo Shaqo Joojin Ku Samaysay Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Maroodi Jeex... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|