War Ka Nixiyay Cadowga Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Dalka Sweden! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Ka Nixiyay Cadowga Somaliland Oo Kasoo Yeedhay Dalka Sweden!
February 23, 2024 - Written by Editor:

SWEDEN(W,N)-Jaaliyada somaliland ee ku dhaqan dalka sweden ayaa qabatay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo heshiiska somaliland iyo itoobiya.

Safiirka somaliland ufadhiya jsl amb sakariye xasan caways oo isago ka gadhwadeen ahaa dadaalo mudooyinkii udanbeeyay ay wadeen ayaa ku guulaystay in uu kasbado badi xildhibaanada baarlamaanka sweden kuwaasi oo iyagu dhankooga taageeray heshiiska somaliland iyo itoobiya iyagoo ku baaqay in la gaadhay wakhtigii la aqoonsan lahaa jamhuuriyada somaliland.

COMMENTS
LINKS