“Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo Ayuu Joogaa, Hadana Wuxu Ka Fidwoonayaa Masaaxiil Iyo Heshiisyo Ay Dad Kale Galeen”Sh, Cabdiraxmaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wadaadka Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Layidhaa, Jabuuti Oo Dal Muslim Ah Ayuu Ka Cararay, Dal Gaalo Ayuu Joogaa, Hadana Wuxu Ka Fidwoonayaa Masaaxiil Iyo Heshiisyo Ay Dad Kale Galeen”Sh, Cabdiraxmaan.
February 1, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo kamid ah culimada somaliland ayaa jawaab adag siiyay culimo maraykanka iyo somaliya ka hadlay oo si aan waaqafsanayn diinta islaamka uga hadlay heshiiska ay wada galeen somaliland iyo itoobiya

Sidoo kale sheekh cabdiraxmaan dheere ayaa sitoos ah ula hadlay sh, cabdiraxmaan bashiir oo dalka jabuuti uga cararay arimo siyaasadeed kana horyimid madaxwaynaha jabuuti oo ah madaxwayne islaamka ah oo xukkumada dal muslima isagoo dal gaalo tagay taasi oo uu nasiib daro ku tilmaamay in uu hada ka fidwoodo heshiis iyo masaaxiilda ay galeen dad muslim ah isagoo bulshada marin habaabinaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS