Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Ilig Iyo Dhaawacyo Loo Gaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaanka Guud Ee Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Xadhiga Wariye Maxamed Ilig Iyo Dhaawacyo Loo Gaystay.
February 5, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal suldaan Xasan suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan ayaa ka hadlay xadhiga wariye maxamed ilig mulkiilihii MMTV Oo mudo ku xidhan magaalada hargaysa

Sidoo kale suldaan xasan ayaa sheegay in dhaawacyo loo gaystay suxufi ilig markii la xidhayay kuwaasi oo uu aad uga cabanayo

Dhanka kale suldaan xasan ayaa xukuumada ugu baaqay in xoriyadiisa deg deg loogu soo celiyo.

COMMENTS
LINKS