Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Wargaliyay Wakhtiga La Keenayo Maydka Marxuumad Khadiijo Suldaan Iyo Halka Lagu Aasi Doono | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Wargaliyay Wakhtiga La Keenayo Maydka Marxuumad Khadiijo Suldaan Iyo Halka Lagu Aasi Doono
February 14, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan ayaa bulshada reer Somaliland ku wargaliyay in maydka walaashii marxuumad Khadiijo Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh muxumed Alle ha,unaxariistee oo ku geeritooday dalka maraykanka maydkeega dalka la keeni doono maalinta jimcaha islamarkaana lagu aasi doono xabaalaha Baqiic ee Galbeedka magaalada Hargaysa.

HALKAN KAGA BOGO WARGALINTA SULDAANKA;

COMMENTS
LINKS